Ilhan Cumar oo ka baxday Heshiis ay kula jirtay Shirkad uu Ninkeeda leeyahay !!

Wakaalada Wararka ee AP ayaa ku warantay in Ilhan Cumar oo katirsan aqalka Koongareeska dalka Mareykanka ka baxday heshiis ay kula jirtay shirkadda E Street Group, oo uu leeyahay ninkeeda Tim Mynett. Ilhan Cumar ayaana gaartay go’aankan ay heshiiska uga baxday shirkada Ninkeeda kadib markii ay ku guuleesatay doorashadii dhawaan dhacday, waxa ayna Ilhan sheegtay … Continue reading Ilhan Cumar oo ka baxday Heshiis ay kula jirtay Shirkad uu Ninkeeda leeyahay !!